Teamka Barwaaqo tech waxay schoolka u sameeyeen system schoolku ku shaqeeyo oo casriya oo modern ah oo waliba leh website iyo mobile application playstore ka lagala soo dagayo sidoo kale waalidku waxay kala socon karaan xogta ardaydaydooda